dhacdo

Kacaan
Diin

Sheeko Gawar Ingiriis ah
 
waxaa ogaataan sheegadaan inee run tahay oo dhacdo ee tahay......
 
waxaa jiri jiray gawar ingiriis ah oo dagan magaalada london... gawadhaas wexee eheed gawar dhalanyar ah markii waalidiinteeda ku dheheen hada waa is bixin kartaa kaligaaga waa noolaan kartaa (bal fiiri waalidka gawadhiisa siduu ula dhaqmayo). iyadana wee iska tagtay iyadoo radineesa. laakin mexee raadineysay? wexee raadineysay nin dhalanyaro ah wuxuu rawo ha ahaadee oo wata oo saaxiibkeeda noqda. jeceel maka eheen ee wexee raadineesay meel ee ku hooyato ... yaa ku sii dheeraanin hadalka. mudo sanado ah ka dib sidee nin isugu bad badaleesay ayee 3 ciyaal dhashay lawo wiil iyo hal gawar. dunida ayaa ciriiri ku noqatay dhib iyo rafaad ayee gashay xitaa marar badan ayee isu deyday inee is disho sawabtoo ah ciyaalkeeda meel ey ku hoydaan ma u hayso iyo wax ey cunaan, inkastoo dawlada ingiriiska ah ee biisho qofkii sidaas oo kale eh laakin biilkaas aad ayoo uuga yaryahay oo ma kaafinayo waxyaabaha ey u baahanyihiin wexee goaansatay hooyadaas dhibka haysto oona yar xaga da`da inee kaniisada aado sidee u hesho wax garab abto oo kaalmeeya, laakin baaderiga kaniisada wax ma u qawan wuu u duceeyay kaliya.... mar kale ayee wexee isku deyday inee is disho wexeyna aaday meel oo cidla ah oo qof marin wexeyna rabtay inee sun cabto, laakin nin meesha maraayay aa ogaaday inee is dili rabto wuxuuna isku deyay inoo qanciyo. ninkaas wuxuu ahaa nin muslin ah. markuu qanciyay ka dib ayee suntii iska tuurtay ......
 
ninkii ayaa woxoo uuga wacay inee la soo casheeso oo gurigiisa ee aadaan balse wee ka diiday oo wexee ku dhahday ayadoo xanaaqsan (malaga yaawo inaa sameesid sidii kuwii kaa horeeyay sameeyeen) hadal degan ayoo wuxuu ku dhahay (gawaryahey anaga diinteena ayaa noo diideysa waxaas xun xun inaa sameyna) hadalkaas markee maqashay ayee dektay weena ka ogolaatay inee la soo casheeso ciyaalkeeda ayee horay u soo wadatay. ninka ayaa wuxuu ka dalbaday inee uuga sheekeeso nolosheeda markaas ayee oysay iyadoo xishooneysa wexeena dhahday inee ayada kaligeeda ey dhibkan soo marin oo kuwa kale ey u adkeystaan oo iyada u adkeysan wayday hadalka aa idiin soo gaawiyee sheekadeeda ayee uuga sheekeesay iyo dhiwaatada ee soo martay. ninkii muslinka ahaa ayaa woxoo u sheegay jidka raaxada iyo hormarka woxoona uuga sheekeeyay diinta naxariista badan oo toosan diinta islaamka. wey faraxday weyna oysay markaasee wexee dhahday sidee u soo islaami karaa anoo sidan eh?. markaas ayoo woxoo dhahay macsiyad walbo oo tawbad nasuux ah la socoto waa la aqbalayaa, farxad saaid ah ayee faraxday, ka dib wee bexeen iyada iyo ninka mulinka ah wexeena aadeen magaalo oo dadka muslimiinta ah ku badanyihiin markaas ayoo dadkii islaamka ahaa baray wee islaantay qamaar ayee qaadatay wexeena guursatay nin muslin ah oo jinsiyadiisa ingiriis tahay oo raadinaya naag ingiriis ah oo muslimad ah wuuna ku ogolaaday sida ey tahay nolol fiican oo raaxo leh ayeyna ku noolaadeen.
 
walaalyaal sheekadaan waa idiin soo gudbinay dhamaantiin khaasatay dadka rawa iney diwada u safraan iyo dadka diwada ku nool iyo kuwa chatka gala, waxaana idiinku dhihi lahaa risaaladeydaan in ey dadka yurub jooga badankooda ey diinta islaamka ah si fiican eysan u aqoonin eena u baahanyihiin cid wax u sheegta iyo dad wax bara laakin nasiib daro howlahooda kale ayee iska raacdaan. farxad wexee ku jirtaa diinta islaamka.
hadalada wanaagsan iyo acmaasha suuban wexee ka mid yihiin wayaawaha dadka soo jiita.
waxaa idiin kula dardaarmi lahaa inaa diinta dadka u sheegtaan, waxaa laga yaawaa inaa qof naarta kasoo badbaadisid oo janada ku gashid.

emk.gif

Enter content here

Copyright © 2004 asad. All Rights Reserved